Al Shabaab oo si adag uga hadashay Xil ka qaadistii Ra’isul Wasaare Kheyre

Xarakada Al Shabaab ayaa markii ugu horeesay ka hadashay khilaafka soo kala dhax galay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Kheyre, taa oo markii dambe keentay in kalsoonida lagala noqdo Xukuumadii Kheyre hogaaminayay. Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaana ka hadlay khilaafka soo kala dhax galay Madaxda Dowlada federaalka ee keenay in … Continue reading Al Shabaab oo si adag uga hadashay Xil ka qaadistii Ra’isul Wasaare Kheyre